DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maalgalin Ganacsi Usamaynaysa 15 Qoys Oo Danyar ah.

Gabiley(GNN):-Waxaa Maalintii shalay Madaxda Gobolka Gabiley oo ay wehelinayaan Masuuliyiin ka socoday xukuumada dhexe  ayaa dad dan yar ah ku wareejiyey dhaqaale loogu abuurayo shaqooyin ay kala soo baxaan nolol maalmeedkooda.

 

150 qoys ayaa saaka ka faa’idaystay fursaddan maamulka dawladda hoose danyarta ku garab istaagayeen , waxaana si rasmiya Ufuray duqa magaaladaasi Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiinka tirsan xukuumadda Somaliland iyo maamulka gobolku ku wareejiyeen dhaqaalihii loo qorsheeyay. Qoysaskan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;