Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Safar Shaqo ugu Baxay Gobolada Barriga Jsl.

Burco(GNN):-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliand Mudane Baashe Maxamed Faarax oo ayaa Safar shaqo ku tagay Gobolka sool isagoo wakhti xaadirkan ku sugan magaalada Laascaanood.