Alle Haw Naxariisto Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Maalinta Barriya La Aasayo.

Hargeisa(GNN):-Alle haw Naxariistee Suldaan maxamed Suldaan C.qaadir oo Caawa Fiidkii ku geeriyooday Magaalada hargeisa ayaa maalinta barriya lagu aasi doonaa magaalada toon.