Bandhig Suugaaneedka Abwaan C,raxmaan Abees Oo Gabayo Ka Warmaya Wacyiga Somaliland Ku Qabtay Magaalada Burco.

Burco(GNN):-Abwaan C,raxmaan Abees Oo kamida Abwaanada  da’da yar ee somaliland ayaa bandhiga la magac baxay Hal- nadheh 2 kusoo badhigay Qaybtiisii labaad magaalada burco ee xarunta gobolka Togdheer,

Waxaana Suugaanta Abwaanku ka turjumaysaa xaaladaha kala duwan ee ka jira somaliland, duruufaha bulshada haysta, dhacdooyinka inta badan ay la kulmaan shacabka danyarta ah ee aaney helin cid uga garowda.

Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijka bandhiga Abwaan C,raxmaan Abees Magaalada Burco.