Xogo Tibaaxaya Qofka Noqonaya Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland

Cabdicasiis Cagawayne ayaa dhawaan si maldahan usheegay in uu sugayo digreeto uu ku magacaabayo Madaxwaynaha.

Balse Xogo La Helayo Ayaa Tibaaxaya In Cabdicasiis cagaweyne Maayir Ku Xigeenka Caasimada La Filayo In Loo Magacaabo Afhayeenka Madaxweynaha Oo Uu Maanta Uun baneeyay Afhayeenkii Hore Maxamuud Warsame Jaamac

Maxaad Ka Xasuusataa Hadaladii Amaanta U badnaa Ee Cabdicasiis ?????