Daawo-Suldaanka Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir.

Hargeisa(GNN):-Suldaanka guud ee beelaha subeer awadal suldaan xasan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaan guud ee belaha somaliland suldaan daa,uud suldaan maxamed suldaan cabdiqaadir oo dhawaan loo caleemo saaray saldanada kadib markii aabihii geeriyooday.

Munaasibadan qado sharafta ah ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiin iyo waxgarad iyo madaxdhaqameed.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;