Degdeg: Dad ku dhintay Shil baabuur oo ka Dhacay Hargeysa.

Hargeisa(GNN):-Alle haw naxariiste laba qof ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo hadda ka dhacay waddada tagta Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal

Ciidanka dambis oo hadda goobta ayaa gurmad u fidinaya dadka ku waxyeeloobay shilka Buubuur.

laba marxuum ee shilka ku dhintay ayaa magacyadooda lagu sheegay Sidiiq Xaashi iyo Mawliid Abiib Gudhane .

Lasoco wararka kasoo kordha