Eng-Maxamed C,raxmaan Habane Oo Laga Waraystay Dhismeyaasha iyo Qaabeynta Magaalooyinka Casriga.

Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamij Muhiima oo ku Saabsan qaabeynta iyo casriyeynta Magaalooyinka, waxaa barnaamijkan ka waramaya oo laga waraystay Eng Maxamed C,raxmaan Habane oo Kamida dadka aqoonta durugsan u leh islamarkaana soo bartay Qaabeynta iyo Casriyeynta Magaalooyinka Wakhtigan.