Wasaaradda Isgaadhsiinta oo Hargeysa ku qabatay tabobar ku saabsan Ka-hortagga Khataraha Internetka

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay tabobar la xidhiidha qaababka looga hortago khataraha ka yimaadda dhinaca Internetka.

Faahfaahinta warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose