Fanaaniinta Da’da Yar ee Maslax Mideeye iyo Sharmo Boy Oo Qayb Ka Ah Ololaha Musharax Madaxweynaha Xisbiga UMP ee Dalka Jabuuti.

Jabuuti(GNN):-Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyey uu dalka jabuuti ka socodo Ololaha Doorashada Mdaxtinimo ee dalkaasi, kaas oo maanta ay soo bandhigeen isku soo baxyo balaadhan Taageerayaasha Xisbiga UMP ee Dalka Jabuuti kaas oo Hadda Jagada Musharaxnimo u taagan yahay madaxweynaha dalka jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar geele.