Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dalka.

Hargeisa(GNN):-Xeerkan oo mudooyinkii udanbeeyey golaha wakiilada somaliland ka yeesheen doodo badan ayaa maanta ansixiyey xeerka shaqaalaha rayidka ah ee Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaaalka Warkan.