Geed Balaadh-Dadweynaha Ku Nool Deegaankaasi Oo Si Kulul uga Hadlay Xadhiga Musharax Shacayb Maxamed Muuse Madaxweynaha Fariin u Diray.

Hargeisa(GNN):-Dadweynaha ku Nool Deegaanada Geedbalaadh ayaa baaq dheer oo ay direen waxay si kulul uga hadleen xadhiga dhawaan lagula kacay Musharax Shucab Maxamed Muuse oo kamida Musharaxiinta u tartamaya Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.