Komishanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Ka Bilaabay Qaybinta Kaadhadhka Codaynta Gobolada Awdal & Maroodijeex.

Borama(GNN):-Somaliland waxaa maanta ay bilaabeen komishanka doorashooyinka qaranka somaliland qaybinta kaadhadhka codaynta kuwaas oo loo qaybinayo dadkii hore loo diwaangaliyey kuwaas oo ay ku gali doonaan doorashada dhawan la filayo inay ka dhacdo somaliland.

Waxaana gobolada kaadh qaybinta laga bilaabay kamid ah Gobolada Awdal, Togdheer iyo iyo Saaxil.

iyadoo wakhti kooban oo ku eeg ilaa laba cisho dadkii hore loo diwaangaliyey loogu baaqay inay qaataan kaadhadhkooda.

Halkan Hoose ka Dawo Muuqaalada Wararkaasi.