Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo laga helay Covid-19

Hargeisa(GNN):-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa sheegay in uu la tacalaayo Xanuunka safmarka ah ee COVID-19.

Cabdiraxmaan Saylici ayaa shacabka ugu baaqay in ay u hoggaansamaan fariimaha Caafimaad, Waxanu bulshada ka Codsaday in ay u duceeyaan isaga iyo inta la dhiban.