“Waxaan ka baqayaa inay Maamul xumo ina baa’biiso” Faysal Cali Waraabe.

Hargeisa(GNN):-Eng Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa xukuumada Talada haysa ku eedeeyey Maamul xumo baahsan oo sababi karta in waxbadani dib u dhacaan,islamarkaana burburin karta qaranka somaliland.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid.