Halkan Ka Daawo-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Ninka Masraxyada Shida ee Lagu Magacaabo DJ Subeer.

Hargeisa(GNN):-Waraysigan ayaa Lala yeeshay DJ subeer oo kamida bahda fanka islamarkaana ah Dj Masraxyada Heesaha aad loogu yaqaaano isagoo Maamula Suugaanta iyo Muusiga dhegaheena soo gaadha oo wakhtigan la jaan qaadaya dunida casriga ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.