Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Fariin U Diray Shacabka Gobolada Maroodijeex, Awdal iyo Togdheer.

Hargeisa(GNN):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Fariin u diray shacabka ku kala nool gobolada Togdheer, Maroodijeex, iyo Awdal kuwaas oo ay ugu baaqayaan inay qaataan kaadhadhka codbixinta oo loo soo diyaariyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Fariintan.