Xaalada Magalada Muqdisho Oo Caawa Kacsan iyo Mudaharaado Xoogan Oo Ka Socoda Qaybo Kamid ah Magaalada.

Muqdisho(GNN):-Waxaa Ilaa hadda ka socoda magaalada muqdisho qaybo kamid ah Xaafadaha magaalada mudaharaado salmiya oo lagaga soo horjeedo inuu kursiga kusii fadhiyo madaxweynaha wakhtigiisu dhammaday ee maxamed c.laahi farmaajo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Mudaharaada Galay Habeenkii Labaad ee Muqdisho.

https://youtu.be/Z9IEGn5_NYE