Halkan Ka Daawo Qaabkii Caleeo Saarka Madaxweynaha Dalka Jabuuti iyo Doorka Uu Ku lahaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland.

Djibouti(GNN):-Xaflad aan nooceeda hore loo arag ayaa Maanta ka dhacday dalka jabuuti waxaana Munaasibadaasi madaxda ka qaybgashay ee sida weyn loogu soo dhaweeyey kamid ahaa Madaxweynaha Somaliland Mudane muuse biixi cabdi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.