Madaxweynaha La Dhaariyey ee Ismacil Cumar Geele Oo Munaasibad Qado Sharaf ah Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland.

Djibouti(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyada jabuuti Mudane ismaaciil cumar geele ayaa munaasibad qado sharaf ah Ku maamuusay madaxweynaha madaxweyanaha jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Waftigii uu hogaaminayey.

Waxaana Munaasibada qadada barbar socoday is xogwaraysi Labada dawladood ka yeelanayaan arrimaha horumarinta geeska africa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.