Shirkada Daabacaada Buugaagta ee Hemo Books Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Degmada Maxamuud Haybe ee Caasimada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Shirkada Daabacaada Buugaagta ee Hemo Books ayaa xafiisyo cusub ka furtay degmada maxamuud haybe ee Magaalada Hargeisa, waxaana munaasibad maanta ay qabatay shirkada hemo books ay ku daahfurtay xafiiskaasi cusub oo degmada maxamuud haybe u qaban doona shaqada ay shirkadu bulshada ugu adeegto.

Halkan Hoose Ka Dawo Muuqaalka Warkan.