Xukuumadda Somaliland oo Hargeysa ka raraysa Libaaxyada dad Qaadka ah.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Deegaanka Jamahuuriyadda Somaliland Shugri Xaaji Baandare, ahaa Sheegaytay In Xukumadda Somaliland Kala Wareegayso Libaaxyada uu Beerta Libaaxyada Hargeysa Ku Xanaaneeyo Siyaasiga Cali Waran-cadde.

“Waanu Ka Qaadayna Libaaxyada Dawladduna way kala wareegaysa libaaxyada, waxanu gaynaynaa xarunta Damis ee loogu talagalay xanaanaynta Duur Joogta Somaliland”

Wasiir Shugri ayaa sidaa u sheegtay Telefashanka maxliga ah ee Sahan Tv

error: Content is protected !!