DAAWO;-Muuqaalada Dekeda Cusub Ee Magaalada Berbera Oo Gabo Gabo Ku Dhow.

Berbera(GNN):-Dekeda cusub ee magaalada berbera ay ka dhisayso shirkada gacanta ku haysa ee DP-WORLD Ayaa hada maraysa meel fiican oo ku dhow gabo gabo taasi oo loo dhisay qaab casriya.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DEKEDA CUSUB EE BERBERA;