Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Colaado Ka Jira Deegaano Katirsan Sool Iyo Sanaag..

Hargeisa(GNN):-Xildhibaano katirsan golaha guurtida oo ka hadlay colaado mudooyinkii udanbeeyay ka taagnaa deegaano ka kala tirsan gobolada sool iyo sanaag iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay soo afjarto xalka dadka deegaanadaasi wada dega,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;