Sawiradii Ugu Layaabka Badnaa ee Laga Qaaday Dekeda Casriga ee Maanta La Daahfuray Wajiga Koowaad iyo Qaab Dhismeed Cajiib ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada ugu Cajiibsanaa ee Laga Qaaday Dhismaha Cusub ee wajiga ee Koowaad ee Dekeda Magaalada Berbera, Taas oo ay Shirkada Dp World ku bixisay maalyiin dollar oo lacag ah.

Waxaana wajiga labaad noqonayaa samaynta dekedaha ka weyn tan oo hadda ay gacanta ku hayso shirkada Dp World.

Dekedahan casriga oo noqonaya dekedihii ugu horumarsanaa ee Dekedaha geeska africa ayaa door weyn ka qaadan doona quudinta wadamada geeksa africa oo ay ugu horeeyaan wadamada dariska la ah somaliland oo ay kow ka tahay dawlada itoobiya.