War Deg-Dega-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Caawa Isugu Yeedhay Cabdikariin Axmed Mooge iyo Maayir Soltelco.

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Caawa Isu-keenay Labadii Musharax ee U Tartamayey Maayarnimada Caasimada Somaliland ee Hargeysa Oo Isu-Tanaasulay Ka Dib Codsigii Madaxweynuhu kaga Dalbaday Maayarkii Hore Inuu Xilka Banneeyo Kana Baxo Tartanka.

https://youtu.be/qpiDifXflQQ