War Deg-Dega-Natiijada Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Hadda La Shaaciyey.

Hargeisa(GNN):-War hordhac ah oo kasoo baxay hadda komishanka gobolka maroodijeex ayaa shaaciyey musharaxiinta kusoo baxay golaha deegaanka hargeisa iyo tirada ay kala heleen Saddexda xisbi qaran ee somaliland.

Waxaana Natiijada ay kala heleen kala yihiin sidan.

Ucid 4
Kulmiye 6
Waddani 7

Magacyada Golaha Deegaanka Hargeysa.
UCID:
1. Siciid Cabdisamed Cudhay
2. Xuseen Ibraahim Askar
3. Cabdikariin Xasan Garas
4. Khadar Axmed Cumar
KULMIYE:
1. Aadan Jaamac Modeeye
2. Siciid Jaamac Cali
3. Cabdiraxmaan Soltelco.
4. Jamaal Cismaan Cabdille
5. Axmed Juxa
6. Maxamed Abiib Siikaawi.
WADDANI
1. Cabdikariin Axmed Mooge
2. Yaasiin Cumar Yare .
4. Faysal Cabdiraxmaan
5. Cabdi Maxamed Faarax
6. Mawliid Maxamed Giire
7. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed.

No photo description available.