Hargeisa(GNN):-Tirada Musharaxiinta laga doonayey inay kasoo baxaan gobolka maroodijeex oo dhammaa 20 xildhibaan ayaa waxaa ay xisbiyadu u kala heleen sidan.
Deg-Deg-Natiijada Hordhaca ah ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Xildhibaanada Usoo Baxay.
