Muwaadiniin Reer Somaliland Oo Agab Cusub Ku Wareejiyey Maayirka Caasimada Hargeisa Kuwaas Oo loogu Adeegayo Shacabka.

Hargeisa(GNN):-Muwaadiniin reer somaliland ayaa maanta ku wareejiyey agab kala duwan maayirka cusub ee caasimada hargeisa c,kariin axmed mooge qalabkan cusub ee muwaadiniintu ku wareejiyeen maayirka caasimada ayaa kamida ah kuwo loogu talo galay in lagaga qayb qaato bilcinta caasimada hargeisa ololaha nadaafada ee caasimada somaliland.

Exit mobile version