WARARKA




Ururka Qareenada Somaliland Oo Si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyey Xarunta Magaalada Jigjiga Martiqaad Rasmiya oo ay Ka heleen Dhigooda Dawlada Deegaanka Somaalida Itoobiya.

Jigjiga(GNN):-Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha ururka Qareenadda Somaliland ee SOLLA Mudane Xasan Cabdilaahi Cawaale ayaa maalintii shalay u ambabaxay ย Dawlad Deegaanka Ismaamulka Somalida Itoobiya caasimadiisa Jigjiga ka dib Markii ay Marti qaad rasmi ah ha heleen Ururka Qareenadda ee DDS,

Waftigaas oo ay Gudoomiyaha ku wehelinayeen Gudoomiye ku xigeeenka ururka Mudane Mukhtaar Daahir Jibriil, Daahir Maxโ€™ed Faarax oo ah Guddomiyaha guddi hoosaad xidhiidhka iyo wacyigalinta Qareenadda iyo waliba xubin ka tisan ururka oo ah Garyaqaan Cigaal Almis

Gudoomiyaha ururka qareenada iyo waftiga uu hogaaminayo ee ka tirsan Ururka qareenadaย  oo maalintii 2aad ku sugan magaalada jig jiga xarunta dawlad deegaanka somaalida Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น .Ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay dhigooda Ururka qareenada Ee dawlad deegaanka somaalida Ethiopia.

Kulankanย  Masuuliyiinta qareenadaย  ayaa daaraana xdhiidhkaย  iyo xoojintaย  wada shaqayneed ee labada dhinacย  ee xaga sharciyada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Kulankanย  Masuuliyiinta qareenadaย  ayaa daaraana xdhiidhkaย  iyo xoojintaย  wada shaqayneed ee labada dhinacย  ee xaga sharciyada