Hogaanka Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Dalka Dib ugu Soo laabtay Safar Shaqo Oo Ay Ku Tageen DDS, Kana Hadlay Safarkooda.

Hargeisa(GNN):-Hogaanka ururka qareenada somaliland oo Maalmihii ugu dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa caasimada magaalada jigjiga ee dawlada deegaanka somaalida ethiopia kadib martiqaad rasmi ah oo ay ka heleen dhigood ururka qareenada dawlad deegaanka somaalid ethiopia.

Waxaana ururka qareenada Somaliland kadib markii uu maanta kasoo laabtay safarkaasi uu warbaahinta uga warmay ujeedada safarkooda, isagoo ka warbixiyey nuxurka martiqaadkaas ay ka heleen ururka qareenada dawlad deegaanka soomaalida ethiopia.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.