Somaliland oo Laga Daah Furay Xafiis Ay Ku Yeelan doonaan Wadamada Iskandaneefiyaanku & Shaqada uu Qabanayo.

Hargeisa(GNN):-Safaarada Somaliland ku leedahay dalka Sweden ayaa kasoo shaqeysay xafiis cusub oo ay wadamada iskaandaneefiyaanku ku yeelanayaan somaliland, kaas oo lagu magacabo Nordic Trading and Development House, waxaana ka waramay faa’iidada uu yeelan doono xafiiskani madaxda safaarada somaliland ee dalka sweden, ganacsato iyo madax kasoo qayb galay daahfurka xafiiskan laga hirgaliyey caasimada somaliland ee hargeisa.

Halkan Hoose Ka Dawo Muuqaalka Xafladan Lagu Daahfurayey xafiiska Cusub.