Wafti ay hogaaminayaan Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda Jsl iyo Drs Adna Adan Oo Si Balaadhan Loogu Soodhaweeyey Carriga Maraykanka.

Washinton(GNN):-Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaarada arrimaha dibeda jamhuuriyada Somaliland iyo Dr Adna Aadan Ismaaciil oo ah madaxda ictiraaf raadinta jsl ayaa si balaadhan oo loogu soo dhaweeyey dalka maraykanka.
Waxaana soodhaweynta waftigan hormood ka ahaa Ururka Lagu magacaabo SIRTA
(Somaliland International Recognisition)Team Advocate, Waxaana waftigan oo safaro ku marayey dalal kala duwan ayaa wakhtigan ku sugan dalka USA Iyagoo kulamo kala duwan la qaadan doona wasaarada arrimaha dibeda dalka maraykanka iyo madax kala duwan oo ka tirsan dalkaasi, waxaana ujeedada safarkani la xidhiidha xoojinta xidhiidhada caalamiga ah ee jamhuyriyada somaliland la leedahay badiba dalalka caalamka.

Exit mobile version