Dawlada Hindiya oo Somaliland Ka Hirgalinaysa Cusbitaalka Ugu Weyn Geeska Africa, Boqol Milyan Oo Ku Baxaya+Heshiis Rasmiya.

Hargeisa(GNN):-Waftigii uu hogaaminayey madaxweyne ku xigeenka jsl mudane C,raxmaan ismaaciil Saylici oo ku sugan dalka India ayaa Heshiis caalami la saxeexday Hospitalka ugu weyn dalkaasi india oo boqol milyan oo dollar ku maalgalinaya cusbitaalka ugu weyn geeska africa oo ay bulshada soomaalidu kagaga maarmi doonaan dhakhaatiirtii loo tagi jiray dalka dibediisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Heshiiska Labada Dhinac Galeen.