“Furista ururradu wuxuu salka ku hayaa Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Gacanlibaax oo ku baaqay in…” Mujaahid Maxamed Maal

“Furista ururradu wuxuu salka ku hayaa Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Gacanlibaax oo ku baaqay in…” Mujaahid Maxamed Maal oo sheegay in Xisbiga Waddani ka hor yimi Qodob ka mid ah go’aamadii ka soo baxay shirkaas, kaas oo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ugu baaqayey inuu Xuquuqda ay leeyihiin uu siiyo Beelaha Daraf-yada oo si xooggan u soo dhaweeyey go’aanka furista ururrada siyaasadda

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Mujaahid Maxamed Maal