Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Bilaaabay Olole Waddo Baneyn ah Bulshadana u Diray Fariin Kama Danbays ah.

Arabsiyo(GNN):-Maamulka Degmada arabsiyo ayaa fariin la wadaagay bulshada ku dhaqan magaalada waxaanay  bilaabeen magaaladaasi olole lagu baneynayo wadooyin cusub oo magaalada wax weyn kusoo kordhinaya, waxaana warbaahinta fariin u mariyey xoghayaha dawlada hoose degmada arabsiyo.

Halkan Hoose Ka Daawo Nuxurka Warkan oo Muuqaal Ah.