Muqdisho(GNN):-Golaha ayaa cambaareeyay isku daygii afgambigii fashilmay ee 27ka December lagu soo qaaday Xarunta Gollaha Wasiirada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyaga oo muujiyay sida ay uga xun yihiin falkaas.
Golaha Wasiirada ayaa meel mariyay Qorshaha dib u howlgelinta ciidamada isku dhafka ah ee Sugidda Amniga Caasimada oo hore.