WARARKA




Shirkii Golaha Wasiirada Somalia oo Lagu Canbaareeyey Inqilaabkii Fashilmay ee Uu Isku Dayey Madaxweynaha Xilku Ka Dhamaaday Farmaajo.

Muqdisho(GNN):-Golaha ayaa cambaareeyay isku daygii afgambigii fashilmay ee 27ka December lagu soo qaaday Xarunta Gollaha Wasiirada iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, iyaga oo muujiyay sida ay uga xun yihiin falkaas.

Golaha Wasiirada ayaa meel mariyay Qorshaha dib u howlgelinta ciidamada isku dhafka ah ee Sugidda Amniga Caasimada oo hore.