Xog Culus: Baadhitaano lagu Sameynaayo Jaamacadaha Somaliland & Ujeedada ka Dambaysa.

Hargeisa(GNN):-Gudida Tacliinta Sare Jamhuuriyada Somaliland ayaa si rasmiya u Shaaciyey Baadhitaano la Xidhiidha Tayada Waxbarashada Goobaha Somaliland oo lagu sameynayo Dhamaanba Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka.