Halgankii SNM & Dhaqdhaqaaqa Aqoonsiga Somaliland + Wasiir Kaahin oo ka hadlay

Hargeysa (GNN)- Md. Maxamed Kaahin Axmed Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka qayb-galay Xuska Maalintii Dhagaxtuurka ee 1982 oo lagu Qabtay Beerta Xoriyada Hargeysa ayaa si qoto dheer uga hadlay Halgankii loo soo maray Xoriyada Maanta ka Jirta Somaliland Iyo Dhaqdhaqaaqa Ictiraaf Raadinta Somaliland, Faah Faahinta Warkaasi halkan Hoose ka Daawo.