Wasiir Koore oo Fariin Culus u diray Xisbiyada Macaaradka Somaliland & Sababta

Hargeysa (GNN)- Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland oo ka qayb galay Xuslka maalintii dhagaxtuurka ee 20 February 1982 ayaa Fariin Culus u Diray Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Faah Faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.