Hargeysa: Warar Cusub oo Ka Soo Kordhay Mudaharaadka Khamiista Berri Loo Ballamay

Warar Cusub oo Ka Soo Kordhay Mudaharaadka Khamiista Berri Loo Ballamay iyo Ciidammada booliska iyo Maamulka gobolka Maroodijeex oo sharci-darro ku tilmaamay bannaan-baxaas.