Wafti ka Socda uk oo ku soo wajahan Somaliland Xili kacdoon Sicir-barar dalka ka jiro

London(GNN)- Wafti uu horkacayo Md. Cabdi Cabdilaahi Safiirka somaliland u fadhiya wadanka Ingiriiska ayaa u ambabaxay Somaliland, Faah Faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.