Xildhibaano ku Baaqay Dibad bax Iyo Walaaca Xukuumada Madaxweyne Biixi ka qabto

Hargeysa (GNN)- Xubno kamida xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa ka dareen celiyay Sicirbararka xadhkaha goostay Iyo hooyo danyar ah oo Gilgishay dhamaan-ba quluubta shacabka Somaliland.

Hadaba hadaladii Xildhibaan Siciid Sokeeye, Xildhibaan Maxamed Abiib & Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Faah faah-san Halkan hoose ka Daawo.