Somaliland: Rubuc Qarni Ka Hor iyo Xeeladihii Xakameynta Sicir-bararka

Somaliland: Rubuc Qarni Ka Hor iyo Xeeladihii Xakameynta Sicir-bararka

Sannadkii 1995-kii iyo xeeladdii ay sicir-bararka kula dagaalantay xukuumaddii Allah ha u Naxariistii madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo amray in Raashin ay ka soo iibsato Dibadda, dabadeedna qiimo-jaban lagaga iibiyo Dadka Shacabka ah.

Muuqaalka Hoose ka daawo