War Farxad-leh “Waa In Talaabo laga Qaadaa Cida Wax Qaali…”Madaxweyne Biixi

Hargeysa (GNN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka Qaybgalay Xaflad Xadhiga lagaga Jaraayay Biriij Weyn oo laga Dhisay Degmadda Dacarbudhuq ayaa ka hadlay Xaalada abaareed ee ka Taagan Somaliland, Faah Faahinta warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

https://youtu.be/vphTpdqbVlc