“Walaahi Waxarta Haraadka u Bakhtida Idinkaa la idin weydiinayaa..” Aw-Salawaad

Hargeysa (GNN)- Aqoonyahan Axmed Aw-Salawaad oo kamida Madaxda Ururka Somaliland-Jire ayaa si adag uga hadlay Xaalada abaareed ee Somaliland ka Jirta, isaga oo Fariin Culus u diray xukuumadda Iyo Ganacsatatada JSL, Faah Faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.