Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Somaliland

Hargeisa(GNN):-Hay’adda Barakacayaasha iyo Qooxintiga Somaliland, ayaa war-saxaafaddeed ka soo saartay Farriin muwaadiniinta reer Somaliland loo dhex mariyey Telefoonnadooda gacanta.

War saxaafadeedkan oo soo gaadhay xarunta wargeyska Dawan ayaa u dhignayd sidan.
No photo description available.