BAAFIN: WAXAA LA BAAFINAYAA AAMINA CABDI XAAJI OO AY RAADINAYSO INANTEEDU.

BAAFIN:

Waxaa la baafinayaa Amina Cabdi Xaaji oo ka soo jeeda Baydhabo oo Djibouti deganeyd sagaashamaadkii

waxaana raadinaysa innanteeda oo dhalatey 1993 kii oo haddana ku nool Faransiiska,

haddii Amina fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan:

Telephone: 00 252 63 4426833

Whatsapp: 00 252 63 4418174