Qaabkii loo la Dhaqmay & Wixii ay Suxufiyiintu ku Soo arkeen Meelihii lagu Xidhay

Hargeysa (GNN)- 12 Suxufi oo Xoriyadoodii Dib u helay Iyo Qaabkii loo la dhaqmay + Wixii ay ku Soo Arkeen Goobihii lagu Xidhay, faah faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.